Warbixinta Hawlgalka Gobolada Baay iyo Bakool waxay ka mid yihiin kuwa wajahaya xaaladaha ugu daran gudaha Soomaaliya gaar ahaan marka laga hadlaayo cunto-yarida…
U diyaargarowga El Niño oo si buuxda u bilowday Isagoo isugu jiray aragti gudbin iyo hawl tooos ah, ayaa diyaargarowgani wuxuu hubin doonaa in ay kooxuhu diyaar u noqdaan in ay jawaab wax ku ool ah ka bixiyaan
Su’aalaha inta badan la isweydiiyo: Shaqada ICRC ee xabsiyada Laanqayrta Cas ma ka caawisaa maxaabiista in la sii daayo? Maya…
Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Maalinta Laanqayrta Cas iyo Bisha Bisha Cas ee Adduunka 2021 07/05/2021, Maqaallo Maanta waa Maalinta Laanqayrta Cas iyo Bisha Cas ee 2021, iyadoo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) uu ku biirayo dhaqdhaqaaqa Laanqayrta Cas ...
Tartanka qormooyinka 19aad ee ICRC ee Jaamacadaha Bariga Afrika 22/04/2021, Maqaallo Waxa aan mar kale soo gaarnay tartankeenii qormooyinka ee sanadlaha ahaa. Waxa aan ku dhiirri galineynaa ardeyda in ay is diiwaan galiyaan, cilmi ...
Hilib iyo Timir! Maxaabiista oo soo dhaweeyay bisha Ramadaan 14/04/2021, Maqaallo Maxaabiista ku xiran xabsiyada Hargeysa iyo Mandheera ayaa awood u heli doona in ay bisha barakeysan ee Ramadaan ku maamuusaan liis ka kooban ...
Biyo dhaamin iyo lacag cadaan ah oo loogu talagalay qoysaska ku barakacay Beledxaawo 20/03/2021, Maqaallo Ku dhowaad laba bilood ka dib iskahorimaadyadii ka dhacay magaalada Beled Xaawo bishii Jannaayo, kumanaan ayaa weli sii ah kuwa ku barakacay xeryaha ...
Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka 2020 26/02/2021, Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka Sanadkii 2020, ICRC waxay fulisay barnaamijyadan soo socda:
Somaaliya: Qalab cusub oo dijitaal ah oo lagu hagaajinayo tayada daryeelka caafimaadka caruurta 27/01/2021, Maqaallo Marka aad ilmahaaga u keento goob caafimaad si loo baaro, qalab elektiroonik ah oo cusub oo lagu hagaajinayo tayada adeegyada daryeelka caafimaadka caruurta ...
Soomaaliya: Raxan cusub oo ah ayaxa lama dagaanka ayaa qatar ku haya dhul-beereedka 14/12/2020, Maqaallo Somaaliya ayaa isku diyaarineysa mowjado cusub oo ah ayaxa lama dagaanka oo qatar ku haya dhul-beereedka, iyada oo qeybo ka mid ah wadanka ...