Waxa aan mar kale soo gaarnay tartankeenii qormooyinka ee sanadlaha ahaa. Waxa aan ku dhiirri galineynaa ardeyda in ay is diiwaan galiyaan, cilmi baaris sameeyaan, oo ay soo diraan qoraalladooda ugu wanaagsan ee ku saabsan su’aasha loo diyaariyay mowduuca sanadkan.