Soomaaliya: Dadka ku waxyeeloobay weerarkii ka dhacay Muqdishu ayaa ka mid ahaa mutadawiciinta SRCS 15/10/2017, Maqaallo Muqdishu/Nairobi- Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) ayaa la murugeysan geerida ku timid afar ka mid ...
Soomaaliya: Kalluumeysato haweeney ah ayaa dhaheysa matoor doon oo cusub inuu ku caawini doono kalluun dabashadeeda 29/09/2017, Maqaallo Soomaali gudaheed waa goob aan caadi ka aheyn in la arko haween saaran doonyaha kalluumeysiga baddana ku jira,oo nolol ka sameynaya, iyagoo jilaabanaya ...
Soomaaliya: Website-ka Raad raaca wajiga wuxuu kaa caawinaaya helitaanka qaraabadaada maqan 29/08/2017, Maqaallo Raad raaca Wajiga- waa buug tusiye sawiro oo muhaajiriinta gaaratay Yurub ku caawinaya in ay dib u soo celiyaan xiriirka kuwa ay jeclaayeen ...
Xarumaha caafimaadka wareega ee Bisha Cas Soomaaliyeed 04/08/2017, Maqaallo / Muuqaal Soomaalida ku nool meelaha miyiga ah ee dalka helitaanka adeegyada daryeelka caafimaadka jug ayaa gaartay ama waa uu maqanyahayba. Sannooyin colaad soo jirtay ...
Soomaaliya: Cunto gargaar ayaa hooyo la dagaalameyso abaar ku caawintay in ay quudiso 5 carruur 17/07/2017, Maqaallo / Maqaallo Xabiiba Maxamed ma xasuusan karto markii ugu dambeysay oo ay seexato iyadoo aan ku welwelin maalinta xigta sidii ay ku quudin laheyd shanteeda ...
Soomaaliya: Diqsiga gendiga oo la dabaayo si loo badbaadiyo xoolaha iyo dakhliga 19/06/2017, Maqaallo Cudur saf-mar oo dilaa ah kaas oo hoos u dhiga kororka miisaanka xoolaha, yareeya wax soo saarka caanaha iyo hilibka xoolahana ku keena ...
Soomaaliya: Gargaarka Ramadaan ayaa loo qeybiyey 5,600 maxaabiis 26/05/2017, Maqaallo Timir, hilib ari, caano boore, buskut, sokor iyo caleen shaah ayaa loo qeybiyey 5,600 maxaabiis oo ku kala jiraan 26 xabsi ku yaala ...