Skip to main content
Category Maqaallo
Somaliland: Wicitaan Taleefan ayaa dib-u- soo celiyay rajo ayadoo lagu dhex jiro cudurka saf-marka ah ee Covid-19
, Maqaallo
Cudurka coronavirus wuxuu saameyn ku yeeshay nolol maalmeedka malaayiin dad ah. Hadana, kumanaan qoys oo kala lumay kuna kala firidhay colaado, rabshado, haajirid iyo musiibooyin ayaa wali ...
Tartanka qoraal cilmiyeedka 18aad guddiga caalamiga ah ee laanqayrta cas ee jaamacadaha barriga africa
, Maqaallo
Su’aal Sanadihi ugu dambeeyay dawladaha caalamku waxay wajahayeen khatar muuqata oo uga imaanaysay shakhsiyaad iyo kooxo hubeysan oo aan dawli ahayn kuwaas oo ...
Soomaaliya: Dilka shaqaale caafimaad ee rug miyiga ah waa masiibo laga naxo
, Maqaallo
Muqdisho (ICRC)—Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) wuxuu aad uga argaggaxay dilka sideed ruux oo lagu dilay tuulada Gololey ee degmada Balcad ...
Sawiro: Maalinta Laanqayrta Cas iyo Bisha Bisha Cas ee Adduunka 2020
, Maqaallo
Maanta oo ah Maalinta Laanqayrta Cas iyo Bisha Cas ee Adduunka, Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) wuxuu ku biiraayaa adduunka ee ka ...
Kiisaska Xumadaha, Xarumaha, caafimaadka, Isitaalada, iyo Ciriiriga xabsiyada ee COVID-19
, Maqaallo
Kiisaska COVID-19 ayaa ku sii kordhaya Soomaaliya sida isbitaalada daryeelka, xabsiyada, iyo meelaha bulshadu isku ciriiriyaan, taas oo ay dadka uu ku dhici ...
Soomaaliya: COVID-19-ka ee xabsiyada
, Maqaallo
Sida dalal badan oo adduunka ka mid ah, Soomaaliya waxay si adag wax uga qabanaysaa dhibaatada COVID-19. Tirada caabuqyada la ogyahay ayaa si ...
Sawirro: Tallaabooyin ka hortagga COVID-19 ee Kismaayo
, Maqaallo
Mutadawiciinta Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) ayaa ku hawlan kor u qaadista dhaqamada fayo-dhowrka iyo farriimaha ka-hortagga ee COVID-19 ka wada gudaha ...