Hawlaha caafimaadka ee Soomaliya 13/09/2019, Maqaallo Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas(ICRC) wuxuu taageerayey nidaamka caafimaadka Soomaaliya tan iyo markii ay dhacday dawladdii 1991-dii, taas oo horseeday burburka nidaamka daryeelka ...
Gargaar Newsletter 2019 13/09/2019, Warside Bogagaan waxay sharaxayaan howlaheena caafimaadka, waxaana ka mid ah taageerro maaddi iyo tababar oo la siinayo isbitaalada, xarumaha caafimaadka aasaasiga ah ee Bisha ...
Soomaaliya: Dhacdooyin amniga shaqaalaha isku daba xiga ayaa ka dambeeya go’aanka ICRC ee yareynta hawlgalada 26/07/2018, Maqaallo Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxay yareyneysaa hawlgaladeeda ay ka wadday Soomaaliya ka dib walaacyo ku saabsan ammaanka iyo guud ahaan aqbalaadda ...
Xubin ka tirsan shaqaalaha ICRC ayaa laga afduubay Soomaaliya 03/05/2018, Maqaallo ICRC Jenefa/Nairobi- Kalkaaliso caafimaad oo u dhalatay dalka Jarmalka oo ay la shaqaynaysay Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa laga afduubtay caasimadda ...
ICRC oo Ka Murugootay Xubin Ka Tirsan Shaqaalaheeda oo lagu Dilay Weerar Bambaano oo Muqdisho Ka Dhacay 29/03/2018, Maqaallo Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxay naxdin ka soo gaartay dhimashada mid ka mid ah shaqaalaheeda, Cabdulxaafid Yuusuf Ibraahim oo ku sugnaa ...
Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka 2017 27/02/2018, Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka ICRC waxay Soomaaliya ku leedahay taariikh dheer oo soo jirtay muddo 35 sano oo ah ka jawaab celinta colaada iyo gargaarka bani’aadamnimada ah. ...