Tartanka IHL Soomaaliya ee sanadka 2026 oo Sawirro ah 30/06/2026, Maqaallo Jaamacadda SIMAD ayaa ku guuleysatay Tartanka IHL Soomaaliya ee sanadka 2026 iyada oo hubisay booska ay ku matali doonto Soomaaliya Tartanka IHL ee ...
Jaamacadda SIMAD oo Markii ugu Horreysay Kamadanbeysta Timid Ayaa ku Guuleysatay Tartanka IHL Soomaaliya ee 2026 30/06/2026, Maqaallo Muqdisho (ICRC): Jaamacadda SIMAD oo guul muhiim ah gaartay ayaa ku guuleysatay Tartanka Sharciga Caalamiga ah ee Bini’aadamnimada Soomaaliya (IHL) ee 2026, iyada ...
Soomaaliya: Kaalmada Ramadaanka ee ICRC oo lagu Taageeray Kumanaan Maxaabiis ah 28/02/2025, Maqaallo Muqdisho (ICRC) – Iyada oo ay bisha barakeysan ee Ramadaan fooda nagu soo heyso, ayaa Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) waxa ...
Kalsooni Muujinaya: Sheekada Rajada Mukhtaar 02/12/2024, Maqaallo Shan sano ka hor ayey noloshu is bedeshay Muriid Mukhtaar Cali. Markii uu 23 jir ahaa, Muktaar ayaa labadiisa lugood ku waayay qarax ...
Soomaaliya: ICRC oo xusaysa sand-guuradii 75-aad ee ka soo wareegtay Axdiyada Jineefa 30/10/2024, Maqaallo Muqdisho (ICRC) – Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa magaalada Muqdisho ku xusay sannad-guuradii 75-aad ee ka soo wareegtay Axdiyadii Jineefa ee ...
Dhaxal Wadaag ah: Sanadihii ay ICRC Soomaaliya Joogtay 30/10/2024, Maqaallo Sanadkan, innaga oo xuseyna sanad-guuradii 75-aad ee Axdiyada Jineefa, waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi ...