Somaaliya: Sheekada laba xaaladood oo qallafsan iyada oo ay daadad badaleen xilliga abaarta 31/05/2021, Maqaallo Iyada oo kooxaheenu ay u dhaqaaqeen sidii ay u dhammeystiri lahaayeen diiwaangalinta qoysaska dhibaateysan ee ka cabanayay xilliga jiilaalka ee dheeraaday, qoysas kale ...
Hilib iyo Timir! Maxaabiista oo soo dhaweeyay bisha Ramadaan 14/04/2021, Maqaallo Maxaabiista ku xiran xabsiyada Hargeysa iyo Mandheera ayaa awood u heli doona in ay bisha barakeysan ee Ramadaan ku maamuusaan liis ka kooban ...
Biyo dhaamin iyo lacag cadaan ah oo loogu talagalay qoysaska ku barakacay Beledxaawo 20/03/2021, Maqaallo Ku dhowaad laba bilood ka dib iskahorimaadyadii ka dhacay magaalada Beled Xaawo bishii Jannaayo, kumanaan ayaa weli sii ah kuwa ku barakacay xeryaha ...
Kiisaska Xumadaha, Xarumaha, caafimaadka, Isitaalada, iyo Ciriiriga xabsiyada ee COVID-19 07/05/2020, Maqaallo Kiisaska COVID-19 ayaa ku sii kordhaya Soomaaliya sida isbitaalada daryeelka, xabsiyada, iyo meelaha bulshadu isku ciriiriyaan, taas oo ay dadka uu ku dhici ...
Coronaha Soomaaliya 19/03/2020, Maqaallo / Muuqaal Kiiskii ugu horreeyay ee fayruska Corona ayaa laga soo sheegey Soomaaliya. Halkan waa 5 waxyaabood oo aad u baahan tahay inaad ka warhayso. ...
Soomaaliya: Ansixinta Axdiga Kambala waa tallaabo muhiim u ah malaayiinta ku barakacay colaadaha, rabshadaha iyo dhibaatooyinka cimilada 16/03/2020, Maqaallo Nairobi (ICRC) — Iyadoo 2.6 milyan oo qof ka barakaceen guryahooda ku yaala Soomaaliya, Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxay ku amaanaysaa ...
Wareysi fool-ka-fool ah oo lala yeeshay Hoggaamiyeyaasha kooxda gargaarka degdegga 13/09/2019, Maqaallo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed(SRCS) iyo ICRC waxay iska kaashadaan sidii loo gaarsiin lahaa xirfadaha gargaarka degdegga ah degaannada colaadu ay saameysay iyo ...