Maalinta Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas 2022 08/05/2022, Maqaallo Maanta, Dhaqdhaqaaqa Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas waxa uu u dabbaaldegayaa dadaalka, naxariista, dhiiranaanta iyo saameynta malaayiinta mutadawiciinta ah iyo ...
Tartanka Qormooyinka 20-Aad Ee Guddiga Caalamiga Ah Ee Laanqeyrta Cas Ee Jaamacadaha Bariga Afrika 12/04/2022, Qoraalo
Maxaabiista ayaa la guddoonsiiyay raashin iyo Ari loogu talagalay Ramadaanka 02/04/2022, Maqaallo Iyadoo ay fooda nagu soo hayso bisha barakeysan ee Ramadaan oo ay soo dhaweynayaan Muslimiinta caalamka oo dhan ayaa Soomaaliya waxaa ka jirta ...
Adeegga aambalaasta Bisha Cas ee bilaashka ah ayaa hadda laga heli karaa Gaalkacyo 31/03/2022, Muuqaal
Adeegga aambalaasta Bisha Cas ee bilaashka ah ayaa hadda laga heli karaa Gaalkacyo 31/03/2022, Maqaallo Dadka degan Gaalkacyo iyo nawaaxigeeda, helitaanka adeegga daryeelka caafimaadka aad ayuu ugu fududaaday. Wac 383 waxaana kuu jawaabi doona adeegga aambalaasta ee Ururka ...
Xaalad naxdin leh ayaa muuqata iyadoo boqolaal kun oo Soomaali ah ay la ildaranyihiin abaartii ugu darneyd tobankii sano ee la soo dhaafay 16/03/2022, Maqaallo Soomaaliya waa dalka ugu daran dalalka wajahaya abaarta hadda ka taagan Geeska Afrika. Xaaladdu waa mid walwal leh, weyna ka sii dareysaa. Dadka ...
Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka 2021 15/02/2022, Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka Sanadkii 2020, ICRC-da Soomaaliya waxay fulisay barnaamijyadan soo socda: