Skip to main content
Archive
Muuqaal: ICRC oo gaadhay dadka gobolo aan horey loo geli jirin
, Muuqaal
ICRCda waxay balaarisay gaaritaankeeda gobolo Soomaaliya ka mid ah kuwaasoo aanan horey loo gaari jirin, gaar ahaan meelaha miyiga ah, ka dib markii ...
Gargaarka deg degga oo lagu badbaadinaayo nolol
, Maqaallo
Dhaawacyada dadka soo gaara xilliyada colaada waxay keeni karaan naafonimo daran ama geeri haddii aan lala tacaalin waqtiga loo baahanayaahay.Gargaar deg deg oo ...
Ciid Mubaarak!
, Maqaallo
Iyadoo la joogo gebagebada bisha Ramadaan ciidul fitrigana nagu soo dhowdahay.Muslimiinta caalamka oo dhan waxay ku xusi doonaan dhammaanshaha guusha leh ee Ramadaan ...
Isku xirka qoysaska ka soo cararaya khilaafka Yaman
, Maqaallo
Xaaladaha colaada hubeysan iyo xaaladaha kele ee qalalaase iyo masiibooyinka waxay sababaan dhibaato balaaran oo ka gedisan mida aan ka aragno dusha sare. ...
Ku tababarida shaqaalaha isbitaalka habka xilgudashada ugu habboon ee waaxda qaliinka
, Maqaallo
“Si fiican oo waqtiga loo adeegsado wuxuu waqtiga xitaa ka dhigaya mid aad qaali u ah” Jean-Jacques Rousseau Waqtigu waa wax qaali ah. ...
Bisha Ramaadan Oo Lagu Soo Dhoweeyey Xabsiyada
, Maqaallo
Guddiga Caalamiga Laanqeyrta Cas (ICRC) ee Soomaaliya waxay bisha Ramadaan sanadkan ku xuseen in ay cuto iyo kutubo Qur’aan ka qeybiyaan xabsiyada Soomaaliya ...
Ku Caawinaaya Hooyada Hagaajinta Nafaqada Canuga, Soomaaliya
, Maqaallo
Soomaaliya waxaa burburiyey tobanaan sano oo colaad hubeysan ayna carqaladeeyey dhismaha habnololeedka bulshada kuna riday jahawareer. Abaaraha dhacaya xilliyada iyo fatahaadaha ayaa dhibaatada ...