Soomaaliya: Cunto gargaar ayaa hooyo la dagaalameyso abaar ku caawintay in ay quudiso 5 carruur 17/07/2017, Maqaallo / Maqaallo Xabiiba Maxamed ma xasuusan karto markii ugu dambeysay oo ay seexato iyadoo aan ku welwelin maalinta xigta sidii ay ku quudin laheyd shanteeda ...
Soomaaliya: Diqsiga gendiga oo la dabaayo si loo badbaadiyo xoolaha iyo dakhliga 19/06/2017, Maqaallo Cudur saf-mar oo dilaa ah kaas oo hoos u dhiga kororka miisaanka xoolaha, yareeya wax soo saarka caanaha iyo hilibka xoolahana ku keena ...
Soomaaliya: Gargaarka Ramadaan ayaa loo qeybiyey 5,600 maxaabiis 26/05/2017, Maqaallo Timir, hilib ari, caano boore, buskut, sokor iyo caleen shaah ayaa loo qeybiyey 5,600 maxaabiis oo ku kala jiraan 26 xabsi ku yaala ...
Soomaaliya: Maalinta Laanqayrta Cas iyo Bisha Cas Adduunka 2017 08/05/2017, Maqaallo Ururka Bisha ee Soomaaliyeed (SRCS) wuu u adkeystay Soomaaliya inkastoo ay jirtay taariikh dhibaato jahawareer ah. 1990-meeyadii markii dagaalkii sokeeye qarxay kaa oo ...
Soomaaliya: Ka jawaabidda Xaaladda Deg degga ee Abaarta, Janaayo ilaa Luulyo 2017 05/04/2017, Maqaallo Xaaladda bani’aadamnimo ka jirta Soomaaliya waxa qarka u saarantahay in ay gaarto heer musiibo ah, waxaana sii kordhaya walaaca ah in dhabaha ay ...
Soomaaliya: Biyaha waa khayraad aad qaali u ah waqtiyada abaarta daran 23/03/2017, Maqaallo Meel kasta biyuhu waa qaali, laakiin waxaa jira meelo dhowr ah oo dunida guudkeeda oo biyaha sida Soomaaliya hadda ay tahay qaali ugu ...
Yaman: ICRC waxay si xoogan u cambaareyneysa weerarkii markabka rayidka kuna baaqeysa baaritaano deg deg ah 22/03/2017, Maqaallo Jenefa/Sanca (ICRC) – Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas(ICRC) waxay ka argagaxday weerarkii habeen hore meel u dhow dekedda Xudeyda loogu geystay markabka rayidka ...