Soomaaliya: Daaweynta xoolaha waxay xoolo-dhaqatada ku soo ridey wadadii soo kabsashada 21/11/2017, Maqaallo Saameynta abaarta daba dheeraatay waxay xoolo-dhaqatada Soomaaliyeed ka qaaday hantidooda ugu qiimaha badneyd – xoolaha.Xaaladaha qallalan waxay sababeen gaajo iyo cudur, waxayna baabi’say ...
Soomaaliya: Sahay Caafimaad oo loogu talagalay dhibbanayaasha qaraxa ayaa gaartay isbitaalada 16/10/2017, Maqaallo Muqdisho/ Nairobi(ICRC)-Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas(ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed(SRCS) waxay jawaab ka bixinayeen baahiyaha deg deg ah ka dib qaraxii ...
Soomaaliya: Dadka ku waxyeeloobay weerarkii ka dhacay Muqdishu ayaa ka mid ahaa mutadawiciinta SRCS 15/10/2017, Maqaallo Muqdishu/Nairobi- Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) ayaa la murugeysan geerida ku timid afar ka mid ...
Soomaaliya: Kalluumeysato haweeney ah ayaa dhaheysa matoor doon oo cusub inuu ku caawini doono kalluun dabashadeeda 29/09/2017, Maqaallo Soomaali gudaheed waa goob aan caadi ka aheyn in la arko haween saaran doonyaha kalluumeysiga baddana ku jira,oo nolol ka sameynaya, iyagoo jilaabanaya ...
Baro Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas 12/09/2017, Qoraalo Buugan wuxuu guudmar ka bixinaya shaqada aan ka qabano ICRC iyo caqabadaha casriga ah oo la kulano marka aan fulineyno shaqadeena bani’aadamnimo. ICRC ku ...
Soomaaliya: Website-ka Raad raaca wajiga wuxuu kaa caawinaaya helitaanka qaraabadaada maqan 29/08/2017, Maqaallo Raad raaca Wajiga- waa buug tusiye sawiro oo muhaajiriinta gaaratay Yurub ku caawinaya in ay dib u soo celiyaan xiriirka kuwa ay jeclaayeen ...
Xarumaha caafimaadka wareega ee Bisha Cas Soomaaliyeed 04/08/2017, Maqaallo / Muuqaal Soomaalida ku nool meelaha miyiga ah ee dalka helitaanka adeegyada daryeelka caafimaadka jug ayaa gaartay ama waa uu maqanyahayba. Sannooyin colaad soo jirtay ...