Iyadoo nafaqo-xumada iyo cudurada faafa ay sii kordhayaan ayaa hoos u dhac weyn ku yimid booqashooyinka daryeelka caafimaadka aasaasiga ah iyo tallaalka carruurta inta lagu guda jiro faafitaanka cudurka COVID-19 25/08/2020, Muuqaal
Warbixinta hawlgalka Soomaaliya: Iyadoo nafaqo-xumada iyo cudurada faafa ay sii kordhayaan ayaa hoos u dhac weyn ku yimid booqashooyinka daryeelka caafimaadka aasaasiga ah iyo tallaalka carruurta inta lagu guda jiro faafitaanka cudurka COVID-19 25/08/2020, Maqaallo Nairobi (ICRC)— Booqashooyinka daryeelka caafimaadka aasaasiga ah iyo tallaalka ayaa si aad ah hoos ugu dhacay Soomaaliya iyada oo ay jirto faafitaanka COVID-19, ...
Soomaaliya: Bisha Cas ee Soomaaliyeed ayaa wali safka hore kaga jirta caawinta dhibanayaasha fatahaada 24/08/2020, Maqaallo Roobab culus oo da’ay xilli robaadka aya fatahaada ballaaran ka dhaliyay qaybo badan oo dalka ka mid ah. Webiyada deganada Balcad iyo Marka ...
Xaqiijinta sharafta dadka dhintay iyo qoysaskooda intii lagu jiray Covid-19 04/08/2020, Maqaallo Sara u kaca dhimashada fayraska COVID-19 waxay culeys saa’id ah saareysaa nidaamka caafimaadka markey timaado maarayta maydka. Khatartaani waxaa lagu yarayn karaa diyaar ...
Aadamnimada xilliga colaadda hubaysan: Sharciga Islaamka ma dhawri karaa dadka rayidka? 03/08/2020, Maqaallo By Ahmed Al-Dawoody Iyadoo colaado ka jiraan qaybo badan oo ka mid ah dunida Islaamka, xeerka Islaamka ee dagaalka wuxuu lama huraan u yahay ...