Biyo dhaamin iyo lacag cadaan ah oo loogu talagalay qoysaska ku barakacay Beledxaawo 20/03/2021, Maqaallo Ku dhowaad laba bilood ka dib iskahorimaadyadii ka dhacay magaalada Beled Xaawo bishii Jannaayo, kumanaan ayaa weli sii ah kuwa ku barakacay xeryaha ...
Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka 2020 26/02/2021, Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka Sanadkii 2020, ICRC waxay fulisay barnaamijyadan soo socda:
Somaaliya: Qalab cusub oo dijitaal ah oo lagu hagaajinayo tayada daryeelka caafimaadka caruurta 27/01/2021, Maqaallo Marka aad ilmahaaga u keento goob caafimaad si loo baaro, qalab elektiroonik ah oo cusub oo lagu hagaajinayo tayada adeegyada daryeelka caafimaadka caruurta ...
Soomaaliya: Raxan cusub oo ah ayaxa lama dagaanka ayaa qatar ku haya dhul-beereedka 14/12/2020, Maqaallo Somaaliya ayaa isku diyaarineysa mowjado cusub oo ah ayaxa lama dagaanka oo qatar ku haya dhul-beereedka, iyada oo qeybo ka mid ah wadanka ...
Xarun dhaqan-celin oo Muqdisho ku taal oo caawisa dadka baahiyaha gaarka ah qaba muddo 38 sano ah 03/12/2020, Maqaallo Dhawaqa ka soo baxaya burris wax lagu garaacayo iyo qalab kale oo kala firirsan ayaa kugu soo dhaweynaya xarunta daweynta lafaha ee Ururka ...
Covid-19: Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka Ururka Bisha Cas (SRCS) 2020 Jawaab-celin 20/10/2020, Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka Si looga hortago faafitaanka COVID-19 ee dalka, Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS)ayaa waxay bulshooyinka caawinaysay iyada oo loo marayo dhiirrigelinta caafimaadka, dhiirrigelinta ...