Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Maalinta Laanqeyta Cas iyo Bisha Cas ee Aduunka: Ilaalinta Bini’aadamnimada 08/05/2024, Maqaallo Maanta waxay ku aadantahay Maalinta Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas ee Adduunka, oo ah munaasabad lagu maamuuso dadaallada Dhaqdhaqaaqa Laanqeyrta Cas iyo Bisha ...
Soomaaliya: Laanqayrta Cas oo bilowday bixinta raashinka bisha Ramadaan ee la siinayo maxaabiista 07/03/2024, Maqaallo Nairobi (ICRC) – Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa bilaabaya raashin gaarsiinta xabsiyada Soomaaliya bisha Ramadaan. Afarta toddobaad ee soo socota, ...
Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka 2023 26/02/2024, Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka Sanadkii 2023, ICRC-da Soomaaliya waxay fulisay barnaamijyadan soo socda:
Soomaaliya: Daraasiin dad ah oo laga soo badbaadiyay haalista kororka fatahaadda biyaha ee goobaha colaadda 16/11/2023, Maqaallo Nairobi (ICRC) – Boqolaal kun oo qof ayaa barakacay todobaadyadii la soo dhaafay iyada oo ay fatahaaduhu wali wadaan in ay waxyeeleeyaan magaalooyin ...