Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Soomaaliya: Kaalmada Ramadaanka ee ICRC oo lagu Taageeray Kumanaan Maxaabiis ah 28/02/2025, Maqaallo Muqdisho (ICRC) – Iyada oo ay bisha barakeysan ee Ramadaan fooda nagu soo heyso, ayaa Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) waxa ...