2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Isku Xirka Koowaad …xubnaha bulshada ee go’aanka miyirka leh ku qaata in ay noqdaan isku xirka koowaad ee aan la jabin karin. Ficilkoodu waxa uu saldhig u yahay waxkasta oo kale.
Dhibaatooyin Gaajo “Booqashadayda xigtay, waxay ii sheegeen in aanay jirin malmalaaado ka sameysan lawska.Tan iyo markaas, ma helin wax malmalaado ah”. Farxiyo Xasan
Warbixinta hawlgalka “Waxaan tan iyo bilowgii sanadka aragnay koror baaxad leh oo ah bukaanada qaba dhaawacyada hubka oo lagu daweeyay xarumaha caafimaadka ee aan taageerno…” Antoine Grand, madaxa ergada ICRC-da Soomaaliya.
Ramadaanka iyo Maxaabiista “…taa oo ah tallaabo lagu hubinayo in aysan dareemin in laga tagay.” Antoine Grand, madaxa ICRC-da Soomaaliya.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Soomaaliya: Gargaarka Ramadaan ayaa loo qeybiyey 5,600 maxaabiis 26/05/2017, Maqaallo Timir, hilib ari, caano boore, buskut, sokor iyo caleen shaah ayaa loo qeybiyey 5,600 maxaabiis oo ku kala jiraan 26 xabsi ku yaala ...
Soomaaliya: Maalinta Laanqayrta Cas iyo Bisha Cas Adduunka 2017 08/05/2017, Maqaallo Ururka Bisha ee Soomaaliyeed (SRCS) wuu u adkeystay Soomaaliya inkastoo ay jirtay taariikh dhibaato jahawareer ah. 1990-meeyadii markii dagaalkii sokeeye qarxay kaa oo ...
Soomaaliya: Ka jawaabidda Xaaladda Deg degga ee Abaarta, Janaayo ilaa Luulyo 2017 05/04/2017, Maqaallo Xaaladda bani’aadamnimo ka jirta Soomaaliya waxa qarka u saarantahay in ay gaarto heer musiibo ah, waxaana sii kordhaya walaaca ah in dhabaha ay ...
Soomaaliya: Biyaha waa khayraad aad qaali u ah waqtiyada abaarta daran 23/03/2017, Maqaallo Meel kasta biyuhu waa qaali, laakiin waxaa jira meelo dhowr ah oo dunida guudkeeda oo biyaha sida Soomaaliya hadda ay tahay qaali ugu ...
Yaman: ICRC waxay si xoogan u cambaareyneysa weerarkii markabka rayidka kuna baaqeysa baaritaano deg deg ah 22/03/2017, Maqaallo Jenefa/Sanca (ICRC) – Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas(ICRC) waxay ka argagaxday weerarkii habeen hore meel u dhow dekedda Xudeyda loogu geystay markabka rayidka ...
Dhiirigelin ay ka heshay saaxibadeed shaqada, qof dumar ah ayaa madax ka ah xarunta dhaqan celinta naafada ee Muqdisho 08/03/2017, Maqaallo Iyadoo qof dumar ah oo ku nool Soomaaliya, Xaliima Cabdulle waxay si fiican ula socotaa in doorarka hoggaaminta dalkeeda dhaqan ahaan loogu talagalay ...
Soomaaliya: Maxkamad suwari ah ee Xeerka Caalamiga Bani’aadamnimada ugu horeysay oo lagu qabtay Jaamacadda Puntland 24/02/2017, Maqaallo Weerarada ka dhanka ah shaqaalaha daryeelka caafimaadka iyo agabkooda waxay dadka u diidaan in ay helaan daryeelka naf-badbaadinta ah. Taas ayaa hareysay doodihii ...