so
Close
Ramadaanka iyo Xabsiga

Ramadaanka iyo Xabsiga

“Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.

Jowhara iyo Arigeeda

Jowhara iyo Arigeeda

“waxaan u samayn doonaa  xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…

2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed

2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed

“Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.

Isku Xirka Koowaad

Isku Xirka Koowaad

…xubnaha bulshada ee go’aanka miyirka leh ku qaata in ay noqdaan isku xirka koowaad ee aan la jabin karin. Ficilkoodu waxa uu saldhig u yahay waxkasta oo kale.

Dhaxal Wadaag ah

Dhaxal Wadaag ah

Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.