Soomaaliya: 150,000 qoys oo ku nool deegaannada ay colaaduhu saameeyeen ayaa helay lacag caddaan ah oo naf badbaadin ah iyada oo ay abaaraha iyo sicir-bararku socdeen 31/08/2022, Maqaallo Nairobi (ICRC) – In ka badan 150,000 oo ay qoys, oo u badan koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa helay lacag ku filan oo ...
Maalinta caalamiga ah ee dadka la la’yahay: Ugu yaraan 25,000 oo ah caruur Afrika ku nool oo aanan wali la ogeyn halka ay ku danbeeyaan 30/08/2022, Maqaallo Dakar/Nairobi (ICRC) – In ka badan 25,000 oo da’yar ah ayaa lagu la’yahay guud ahaan Afrika, sida lagu sheegay tirokoobyadii ugu danbeeyay oo ...
Beer lagu tabco khudradda oo maxaabiista Mandheera u hagaajisa cuntada 30/06/2022, Maqaallo Noocyada cuntada Xabsiga Dhexe ee Mandheera waa la cusboonaysiiyay si loogu daro isbinaajka, beet roots, daba-case, kaabaj, ansalaatada iyo dhir kale sida coriander ...
Maalinta Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas 2022 08/05/2022, Maqaallo Maanta, Dhaqdhaqaaqa Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas waxa uu u dabbaaldegayaa dadaalka, naxariista, dhiiranaanta iyo saameynta malaayiinta mutadawiciinta ah iyo ...
Maxaabiista ayaa la guddoonsiiyay raashin iyo Ari loogu talagalay Ramadaanka 02/04/2022, Maqaallo Iyadoo ay fooda nagu soo hayso bisha barakeysan ee Ramadaan oo ay soo dhaweynayaan Muslimiinta caalamka oo dhan ayaa Soomaaliya waxaa ka jirta ...