ICRC waxa ay ku baaqeysaa in si deg-deg ah oo aan xanibaad laheyn loo gaaro dhibaneyaasha rabshadaha Laascaanood 22/02/2023, Maqaallo Nairobi (ICRC) – Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) waxa uu ugu baaqayaa dhammaan dhinacyada ku lugta leh rabshadaha ka socda Laascaanood ...
Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka 2022 01/02/2023, Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka Sanadkii 2022, ICRC-da Soomaaliya waxay fulisay barnaamijyadan soo socda:
Mid ka mid ah maamulaha barnaamijka dib u dhiska jirka ee Soomaaliya 02/12/2022, Maqaallo 1,491 qalabka lafaha oo artifishal ah, 775 ulaha socodka, 128 kuraas curyaan ah iyo 15,247 kulamo dabiib jireed ah. kuwani waa aalado iyo ...
Halista saddex jibaaran ee isbedelka cimilada, colaadaha, iyo xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka: Waxay khatar badan oo isku dhafan ku tahay dadka ugu nugul oo ku sugan goobaha khatarta ah. 25/11/2022, Maqaallo Jenefa (MSF/ICRC) – Isbedelka cimilladu ma aha khatar fog. Waxay durba si weyn u saameysay dadka nugul ee adduunka oo dhan. Gaar ahaan, ...
Soomaaliya: 150,000 qoys oo ku nool deegaannada ay colaaduhu saameeyeen ayaa helay lacag caddaan ah oo naf badbaadin ah iyada oo ay abaaraha iyo sicir-bararku socdeen 31/08/2022, Maqaallo Nairobi (ICRC) – In ka badan 150,000 oo ay qoys, oo u badan koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa helay lacag ku filan oo ...
Maalinta caalamiga ah ee dadka la la’yahay: Ugu yaraan 25,000 oo ah caruur Afrika ku nool oo aanan wali la ogeyn halka ay ku danbeeyaan 30/08/2022, Maqaallo Dakar/Nairobi (ICRC) – In ka badan 25,000 oo da’yar ah ayaa lagu la’yahay guud ahaan Afrika, sida lagu sheegay tirokoobyadii ugu danbeeyay oo ...