Warbixinta Hawlgalka Gobolada Baay iyo Bakool waxay ka mid yihiin kuwa wajahaya xaaladaha ugu daran gudaha Soomaaliya gaar ahaan marka laga hadlaayo cunto-yarida…
U diyaargarowga El Niño oo si buuxda u bilowday Isagoo isugu jiray aragti gudbin iyo hawl tooos ah, ayaa diyaargarowgani wuxuu hubin doonaa in ay kooxuhu diyaar u noqdaan in ay jawaab wax ku ool ah ka bixiyaan
Su’aalaha inta badan la isweydiiyo: Shaqada ICRC ee xabsiyada Laanqayrta Cas ma ka caawisaa maxaabiista in la sii daayo? Maya…
Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Maaraynta Dada Ku Dhinta Colaada: Buug Hage ah oo Loogu Tala-Galay Militariga iyo Ciidamada Ammaanka 09/11/2023, Qoraalo
Awoodsiinta Dhalinyarada iyada oo loo marayo Tababarro 28/09/2023, Maqaallo Waddooyinka mashquulka badan ee Muqdisho, waxaa ku yaala machad lagu barto farsamada gacanta oo loogu talagalay in ay ardaydu ku bartaan xirfado dhowr ...
Soomaaliya: ICRC oo fududeysay siideynta maxaabiis dhaawac ah oo laga sii daayay Laas Caanood iyada oo la geeyay Hargeysa 12/09/2023, Maqaallo Nairobi (ICRC) – Guddiga Caalamiga ah ee laanqaryta cas ayaa fududeeyay siidaynta laba maxaabiis ah oo laga sii daayay Laascaanood lana geeyay Hargaysa, ...
Warbixinta Hawlgalka ee 2aad: Dagaalka ka sii Socda Laascaanood oo Horseedaya Barakac 23/05/2023, Maqaallo Saddex bilood kadib dagaalka Laascaanood, qoysas badan ayaa weli wada in ay ka cararaan dagaalka ka socda aagga gobolka Sool. Sanadkan, in ku ...