Rabshadaha soo kordhay ayaa qoysaska ka dhigay hooy la’aan “Maalin kasta waxaan kacaa anigoo nabad rajaynaya, laakiin colaaduhu way sii socotaa.” Salado Osmaan, oo ah hooyo lix carruur ah leh, waxay u taagan tahay jiilka
Sheeko Rajo “…iyadoo ka caawinaysa in ay dib-u-helaan dhaq-dhaqaaqooda, sharaftoodii, iyo dhoola cadeyntooda,” ayuu yiri Antoine Grand, madaxa ICRC-da Soomaaliya
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Gurmad Deg-deg ah: Sawirra 2,500 oo qoys oo ku nool xerooyinka barakacayaasha ee Cismaan Quule, Janaale, Buufoow Bacaad, iyo Gandaawe oo ka tirsan degmada Marka, ayaa helay 110 oo ah gargaar ka kooban walxaha ...
Jaamacadda Muqdisho oo ku guuleysatay Tartanka IHL-ka Soomaaliya “Waxa ayna ku saabsantahay in xiiso dhanka IHL-ka ah lagu beero sharci-yaqaannada mustaqbalka Soomaaliya …,” Samer Jarjouhi, Madaxa Barnaamijyada iyo Ka hortagga ee ICRC-da Soomaaliya.
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka: Janaayo – Juun 2024 30,432 oo ah farriimaha Bisha Cas ayaa la isdhaafsaday, iyo 93,194 oo ah wicitaano taleefan oo bilaash ah ayaa loo sameeyay qoysaska kala lumay. SRCS ayaa soo heshay 257 qof ...
Awoodsiinta Dhalinyarada iyada oo loo marayo Tababarro 28/09/2023, Maqaallo Waddooyinka mashquulka badan ee Muqdisho, waxaa ku yaala machad lagu barto farsamada gacanta oo loogu talagalay in ay ardaydu ku bartaan xirfado dhowr ...
Soomaaliya: ICRC oo fududeysay siideynta maxaabiis dhaawac ah oo laga sii daayay Laas Caanood iyada oo la geeyay Hargeysa 12/09/2023, Maqaallo Nairobi (ICRC) – Guddiga Caalamiga ah ee laanqaryta cas ayaa fududeeyay siidaynta laba maxaabiis ah oo laga sii daayay Laascaanood lana geeyay Hargaysa, ...
Warbixinta Hawlgalka ee 2aad: Dagaalka ka sii Socda Laascaanood oo Horseedaya Barakac 23/05/2023, Maqaallo Saddex bilood kadib dagaalka Laascaanood, qoysas badan ayaa weli wada in ay ka cararaan dagaalka ka socda aagga gobolka Sool. Sanadkan, in ku ...
Hilib ari iyo timir! Maxaabiista ku xiran Soomaaliya oo la siiye cunto bisha Ramadaan 24/03/2023, Maqaallo Ku dhawaad 4,000 oo maxaabiis ah oo Soomaaliya jooga ayaa ku raaxeysan doona hilib ari iyo timir afur loogu talogalay iyaga oo gudanaya ...
Warbixinta hawlgalka: Rabshadaha Laas Caanood ayaa qoysaska naftooda la baxsanaya u diray kuleylka daran 15/03/2023, Maqaallo Nairobi (ICRC) – Tan iyo markii ay rabshaduhu ka qarxeen magaalada Laas caanood ee Gobolka Sool, bilowgii bishii Feberaayo, ugu yaraan 150 qof ...