Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Yaman: ICRC waxay si xoogan u cambaareyneysa weerarkii markabka rayidka kuna baaqeysa baaritaano deg deg ah 22/03/2017, Maqaallo Jenefa/Sanca (ICRC) – Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas(ICRC) waxay ka argagaxday weerarkii habeen hore meel u dhow dekedda Xudeyda loogu geystay markabka rayidka ...
Dhiirigelin ay ka heshay saaxibadeed shaqada, qof dumar ah ayaa madax ka ah xarunta dhaqan celinta naafada ee Muqdisho 08/03/2017, Maqaallo Iyadoo qof dumar ah oo ku nool Soomaaliya, Xaliima Cabdulle waxay si fiican ula socotaa in doorarka hoggaaminta dalkeeda dhaqan ahaan loogu talagalay ...
Soomaaliya: Maxkamad suwari ah ee Xeerka Caalamiga Bani’aadamnimada ugu horeysay oo lagu qabtay Jaamacadda Puntland 24/02/2017, Maqaallo Weerarada ka dhanka ah shaqaalaha daryeelka caafimaadka iyo agabkooda waxay dadka u diidaan in ay helaan daryeelka naf-badbaadinta ah. Taas ayaa hareysay doodihii ...
Soomaaliya: ICRC waxay caawineysa 240,000 qof oo saameysay abaarta daran 16/02/2017, Maqaallo Nayroobi(ICRC)– Waqti ay soo kordheyso walaacyada ku saabsan abaarta daran iyo macluul suurtagal ah in ay ka dhacdo Soomaaliya, ayaa Guddiga Caalamiga Laanqeyrta ...
Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka 2016 27/01/2017, Xaqiiqyinka iyo Tirooyinka 1.6 malyan qof ayaa lagu caawiyey cunto, biyo iyo taageero dhanka caafimaadka ah. Booqashooyin gaaraya 50 ayaa lagu tagay xabsiyada iyo tobanaan kun ...
Joogteynta caafimaadka goobaha suuqyada ah 16/01/2017, Maqaallo Maqaalkan markiisi hore waxaa la daabacay bishii Disembar, 2016, daabacaada wargeyska Laanqeyrta Cas Bisha Cas Sacdiya Axmed waxay kor u qaadeysa faas yar waxayna ...
Soomaaliland: Barnaamij lagu qabtay xabsi ayaa Cabdi siiyey fursad labaad 30/12/2016, Maqaallo Cabdi Xuseen mar wuxuu Soomaaliya ka ahaa maxbuus oo aan laheyn xirfado suuqa ka gadmi karto. Maanta asagoo jooga hoosada Maandeeq waxaa oogadiisa ...