Coronaha Soomaaliya 19/03/2020, Maqaallo / Muuqaal Kiiskii ugu horreeyay ee fayruska Corona ayaa laga soo sheegey Soomaaliya. Halkan waa 5 waxyaabood oo aad u baahan tahay inaad ka warhayso. ...
Somaliland/Puntland: 17 maxaabiis la sii daayay oo guriyahooda loo celiyay 03/06/2019, Maqaallo / Muuqaal Toddobo iyo toban xubnood oo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Somaliland iyo Puntland, kuwaas oo lagu kala qabtay dagaalkii hubaysanaa ee labada ...
Xarumaha caafimaadka wareega ee Bisha Cas Soomaaliyeed 04/08/2017, Maqaallo / Muuqaal Soomaalida ku nool meelaha miyiga ah ee dalka helitaanka adeegyada daryeelka caafimaadka jug ayaa gaartay ama waa uu maqanyahayba. Sannooyin colaad soo jirtay ...
Taageero loo fidinaayo haweenka Soomaaliyeed 11/08/2016, Muuqaal Mararka qaarkood, waqtiyada dagaalka haweenku waxay noqdaan kuwo aad u nugul marka loo eego ragga sababta oo ah sifooyinka jir ahaaneed iyo doorkooda ...
Xeerarka Dagaalka (oo la soo koobay) 13/07/2016, Muuqaal Dadku waxay had iyo jeer adeegsanaayan qalalaase si ay ugu xaliyaan khilaafaadka. Dhaqamada oo dhan had iyo jeer waxay qabaan fikradda ah in ...
Aadminimada oo Shaqeyneyso 13/07/2016, Muuqaal Waxaan si wadajir ah ula shaqeynaa dadka aan u gargaareyno oo ku aan caawinno in ay hagaajiyaan hab-nololeedkooda, sidaas darteed,waxkasta oo ay soo ...