Soomaaliya: Jaamacadda Muqdisho oo ku guuleysatay Tartanka IHL-ka Soomaaliya, ayaa xaqiijisay booskeeda kamadanbeysta All Afrika 11/09/2024, Maqaallo Muqdisho (ICRC) – Jaamacadda Muqdisho ayaa ku guuleysatay Tartanka Sharciga Caalamiga ah ee Bini’aadamnimada Soomaaliya (IHL) ee sanadkan, iyada oo muteysatay in ay ...
15 Sano oo Hubanti la’aan ah: Safarkii Cabdifataax ee qoykiisa, Nabad iyo Soo af-meerid 30/08/2024, Maqaallo / Qoraalo Waddooyinka buuqa badan ee Muqdisho, halkaa oo colaadda hubeysan iyo daganaasho la’aantu ay ka mid yihiin xaqiiqooyinka murugada leh ee ka jira nolosha, ...
Maalinta Laanqeyta Cas iyo Bisha Cas ee Aduunka: Ilaalinta Bini’aadamnimada 08/05/2024, Maqaallo Maanta waxay ku aadantahay Maalinta Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas ee Adduunka, oo ah munaasabad lagu maamuuso dadaallada Dhaqdhaqaaqa Laanqeyrta Cas iyo Bisha ...
Soomaaliya: Laanqayrta Cas oo bilowday bixinta raashinka bisha Ramadaan ee la siinayo maxaabiista 07/03/2024, Maqaallo Nairobi (ICRC) – Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa bilaabaya raashin gaarsiinta xabsiyada Soomaaliya bisha Ramadaan. Afarta toddobaad ee soo socota, ...
Soomaaliya: Daraasiin dad ah oo laga soo badbaadiyay haalista kororka fatahaadda biyaha ee goobaha colaadda 16/11/2023, Maqaallo Nairobi (ICRC) – Boqolaal kun oo qof ayaa barakacay todobaadyadii la soo dhaafay iyada oo ay fatahaaduhu wali wadaan in ay waxyeeleeyaan magaalooyin ...
Awoodsiinta Dhalinyarada iyada oo loo marayo Tababarro 28/09/2023, Maqaallo Waddooyinka mashquulka badan ee Muqdisho, waxaa ku yaala machad lagu barto farsamada gacanta oo loogu talagalay in ay ardaydu ku bartaan xirfado dhowr ...
Soomaaliya: ICRC oo fududeysay siideynta maxaabiis dhaawac ah oo laga sii daayay Laas Caanood iyada oo la geeyay Hargeysa 12/09/2023, Maqaallo Nairobi (ICRC) – Guddiga Caalamiga ah ee laanqaryta cas ayaa fududeeyay siidaynta laba maxaabiis ah oo laga sii daayay Laascaanood lana geeyay Hargaysa, ...