Skip to main content
Qeyb Maqaallo
Isbitaal gacan ka geysanaya xakameynta daacuun ka dilaacay Baydhabo
, Maqaallo
Isbitaal Goboleedka Baydhabo waxaa dhowaan la soo gaarsiiyay in ka badan 220 bukaan oo la ildaran cudurka dilaaga ah ee daacuun caloolaha. Todobo ...
Xusuus qorka dhakhtar qaliin: Chris Giannou oo jooga Soomaaliya 1992
, Maqaallo
Gaari yar ayaa ku saaldaynaya wado wasaqeysan oo aadaysa dibadda magaalada. Labada dhinac wadada waxaa ku safan burjikada dhuxusha iyo bacaad. Badda waxaa ...
Khilaafka Gaalkacyo: Gargaar ayaa gaaray dhinacyada oo dhan
, Maqaallo
Isku dhacyo hubeysan oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee bartamaha Soomaaliya ayaa sida lagu soo waramay galaaftay nolosha 21 qof isla markaana dhaawacay ...
Gargaar doon lagu gaarsiiyey dad waxyeelo ka soo gaartay fatahaada Shabeelaha Dhexe
, Maqaallo
Waxaaa la adeegsaday doomo si loo gaaro bulshooyin hafiyey biyaha daadka, Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed ...
Dr. Axmed oo lagu abaal mariyey biladda Henry Dunant adeega bani’aadamnimo aadka u fiican darteed
, Maqaallo
Dr. Axmed Maxamed Xassan, Madaxweynaha Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) waxaa Golaha Ergooyinka Dhaqdhaqaaqa Caalamiga Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas oo lagu ...
Jooji Rabshadaha. Ilaali daryeelka caafimaadka
, Maqaallo
Dhowrkii bilood ee ugu dambeeyey, waxaa dhacay tiro weeraro ka dhan ah shaqaalaha daryeelka caafimaadka, gaadiidka caafimaadka iyo dhismayaasha ka dhaceen dalal badan ...
Ururka Bisaha Cas ee Soomaaliyeed wuxuu Isbitaalka Jowhar ku caawinaaya sidii loo xakameyn lahaa shubanka dilaacay
, Maqaallo
Isbitaalka Jowhar wuxuu qaabilay tiro sii kordheysa oo bukaan ah ka dib markii Shuban biyood daran ka dillaacay tuulada Jameeco Mubaarak oo ku ...