Rabshadaha soo kordhay ayaa qoysaska ka dhigay hooy la’aan 13/12/2024, Maqaallo Degmadda Luuq ee gobolka Geddo ee koonfurta Soomaaliya ayaa nolol maalmeedkii si xun u hakayey kadib markii dagaal beeleed uu sababey in boqolaal ...
Kalsooni Muujinaya: Sheekada Rajada Mukhtaar 02/12/2024, Maqaallo Shan sano ka hor ayey noloshu is bedeshay Muriid Mukhtaar Cali. Markii uu 23 jir ahaa, Muktaar ayaa labadiisa lugood ku waayay qarax ...
Toban sano oo Adkeysi ah: Beeraleydu Waxay Ku faa’ideen Hindisaha Geed timireedka 12/11/2024, Maqaallo Dhulka Soomaaliya oo ay abaaro, ayax iyo cimilo aan la saadaalin karin khatar ku yihiin hab-nololeedyada, ayaa hal dalag waxa uu u adkaystay ...
Soomaaliya: ICRC oo xusaysa sand-guuradii 75-aad ee ka soo wareegtay Axdiyada Jineefa 30/10/2024, Maqaallo Muqdisho (ICRC) – Guddiga Caalamiga ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa magaalada Muqdisho ku xusay sannad-guuradii 75-aad ee ka soo wareegtay Axdiyadii Jineefa ee ...
Dhaxal Wadaag ah: Sanadihii ay ICRC Soomaaliya Joogtay 30/10/2024, Maqaallo Sanadkan, innaga oo xuseyna sanad-guuradii 75-aad ee Axdiyada Jineefa, waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi ...
Gurmad Deg-deg ah: Gargaar Bini’aadamnimo ayaa la gaarsiiyay Qoysas ay Colaado iyo Fatahaado saameeyeen magaalada Marka 24/09/2024, Maqaallo 2,500 oo qoys oo ku nool xerooyinka barakacayaasha ee Cismaan Quule, Janaale, Buufoow Bacaad, iyo Gandaawe oo ka tirsan degmada Marka, ayaa helay ...