1.6 malyan qof ayaa lagu caawiyey cunto, biyo iyo taageero dhanka caafimaadka ah. Booqashooyin gaaraya 50 ayaa lagu tagay xabsiyada iyo tobanaan kun oo qof ayaa dib ula xiriiray dadkii ay jeclaayeen. Waa maxay lambaradan? Hagaag, waa tirooyinka waxa aan ka qabanay Soomaaliya sanadkii la soo dhaafay.

Thumbnail SO

Somali

Thumbnail EN

English