Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya Weligaa ma iswaydiisay waxyabaha ICRC da ay ka qabato xabsiyada Soomaaliya?
Xaqiiqooyinka iyo Tirooyinka 229,128 qof oo ay colaaddu saameysay ayaa lagu caawiyay taageero lacageed. Intaa waxaa dheer, 300 qof oo nugul ayaa helay taageero lacageed arintan oo ka mid ah barnaamijka ilaalinta dadka rayidka ...
Ramadaanka iyo Xabsiga “Bixinta taageerada Ramaadaanku waxay inoo noqotay caado la jecleysto. Waa tallaabo…,” ayuu yiri Antoine Grand, madax Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayta Cas ee Soomaaliya.
Jowhara iyo Arigeeda “waxaan u samayn doonaa xero yar oo gurigayga ku dhow waana daryeelayaa …marka ay dhalaan, waxaan iibin karaa mid ah si aan u quudiyo carruurta,”…
2025 Tartanka IHL ee Soomaaliyeed “Habeennadii hurdo la’aanta ahaa ayaan ugu danbeyn mirahoodii guranay,” ayuu yiri Mohamed Awad Hussein.
Dhaxal Wadaag ah Waxaan dib-u- milicsaneynaa dhaxalka ay wadaageen ICRC iyo Soomaaliya—oo ah iskaashi ku dhisan adkeysi iyo naxariis.
Xarumaha Rajada: Xarumaha Caafimaadka Bisha Cas oo Rajo nololeed siiya Soomaalida 08/05/2025, Maqaallo Dal la daalaadhacaya isku dhafka colaad hubeysan, abaaro soo noqnoqda iyo fatahaado bur bur sababa, ayey 79 xarun caafimaad oo uu maamulo Ururka ...
Tartanka Qormooyinka 23-aad ee Laanqeyrta Cas ee Jaamacadaha Bariga Afrika 07/05/2025, Maqaallo Dhisidda Dhaqan Ixtiraamaya Sharciga Caalamiga ah ee Bini’aadamnimada (IHL): Caqabadaha iyo Rajada Qarniga 21-aad ayaa lagu arkay koror dhaqamada wanaagsan ah oo ku ...
Soomaaliya: Isbitaallada Jiidda Hore oo Culeys badan Wajahaya iyada oo ay Dagaalladu sii Kordheen 11/04/2025, Maqaallo Muqdisho (ICRC) – Dhowr gobol oo Soomaaliya ah ayaa wajahay koror aad u daran oo xagga dagaallada ah, iyada oo ay isbitaallada ku ...