Soomaaliya: Dib- u- soo celinta Xiriirka Qoyska 01/03/2015, Maqaallo Xaaladaha jah-wareerka masiibooyinka iyo colaada, xubnaha qoyska way kala go’aan. Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas(ICRC), Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed(SRCS)iyo shabakadda Jimciyad-Qarameedyada Laanqeyrta ...