Hawlaha caafimaadka ee Soomaliya 07/04/2016, Maqaallo Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas waxay raad raaci kartaa doorkeeda dhanka caafimaadka oo ah asalka hay’adda. Aragtida gumaadka ba’an ee dagaalka ayaa keenay ...
Maalinta Biyaha Adduunka 22/03/2016, Maqaallo Iyadoo bulshada caalamka ay xuseyso Maalinta Biyaha Adduunka ee 2016-ka halkudheggiisuna yahay “Biyo Fiican, Shaqooyin Fiican”, waxaan diiradda saareynaa Soomaaliya oo ah waddan ...
Soomaaliya: Qoyska Faadumo oo gaajo ka badbaaday 08/03/2016, Maqaallo Faaduma iyo qoyskeeda waxay sannad hor nolol adag ugu noolaayeen xero barakac ee Soomaaliyeed. Caruurteeda inta badan way gaajoonayeen. Dugsiga wuxuu ahaa mid aan ...
Isbitaal gacan ka geysanaya xakameynta daacuun ka dilaacay Baydhabo 09/02/2016, Maqaallo Isbitaal Goboleedka Baydhabo waxaa dhowaan la soo gaarsiiyay in ka badan 220 bukaan oo la ildaran cudurka dilaaga ah ee daacuun caloolaha. Todobo ...
Xusuus qorka dhakhtar qaliin: Chris Giannou oo jooga Soomaaliya 1992 14/01/2016, Maqaallo Gaari yar ayaa ku saaldaynaya wado wasaqeysan oo aadaysa dibadda magaalada. Labada dhinac wadada waxaa ku safan burjikada dhuxusha iyo bacaad. Badda waxaa ...