Su’aalaha inta badan la isweydiiyo: Shaqada Laanqayrta Cas ee xabsiyada 20/08/2026, Maqaallo 1. Maxay Laanqayrta Cas-da u booqataa xabsiyada? Booqashada iyo la socoshada dadka la xiray iyada oo lala xiriirinayo colaadda ayaa gundhig u ah ...
Dareeylka Caafimadka oo Halis ku Jira: Qiimaha uu ugu Fadhiyo Aadanaha 17/07/2026, Muuqaal Daryeelka caafimaadka oo halis ku jira waa hindisaha dhaqhaqaaqa Laanqayrta Cas iyo Bisha Cas si loo tago loona gaarsiiyo daryeel caafimaad oo bedqaba ...
Walxaha Qarxa: Dhulka ayaa hoostiisa ka qarxay 07/04/2026, Maqaallo Todobo caruur ah ayaa gurigooda ka baxay si ay dugsi u aadaan. Lix kaliya ayaa soo noqday. Subaxdaa oo ahayd April 2025 waxay ...
Ramadaanka Ka dib: Shaqada xabsiga ee ICRC Soomaaliya 16/03/2026, Maqaallo Inta lagu jiro bisha Ramadaan, Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) waxa uu maxaabiista Soomaaliya siiyaa walxaha aasaasiga ah ee lagu afuro ...