Bogagaan waxay sharaxayaan howlaheena caafimaadka, waxaana ka mid ah taageerro maaddi iyo tababar oo la siinayo isbitaalada, xarumaha caafimaadka aasaasiga ah ee Bisha Cas iyo sahay agab caafimaad oo loogu talagalay in lagu daweeyo kuwa ku dhawacmeen dagaalada hubaysan.

Gargaar Newsletter – Health 2019 (Somali)

Gargaar Newsletter -Health 2019 (English)