Aadminimada oo Shaqeyneyso 13/07/2016, Muuqaal Waxaan si wadajir ah ula shaqeynaa dadka aan u gargaareyno oo ku aan caawinno in ay hagaajiyaan hab-nololeedkooda, sidaas darteed,waxkasta oo ay soo mareenba, waxay leeyihiin mustaqbal rajo fiican leh. Taana waa aadminimada oo shaqeyneyso. Maqaalkan nala wadaag maqaalkan