Daryeelka caafimaadka oo halis ku jira waa hindisaha dhaqhaqaaqa Laanqayrta Cas iyo Bisha Cas si loo tago loona gaarsiiyo daryeel caafimaad oo bedqaba goobaha colaadaha hubaysan iyo xaaladaha kale ee deg degga ah.