Buugan wuxuu guudmar ka bixinaya shaqada aan ka qabano ICRC iyo caqabadaha casriga ah oo la kulano marka aan fulineyno shaqadeena bani’aadamnimo. ICRC ku baro Indhaha shan ka mid ah xubnaha shaqaalaha, la hawl-galayaasha iyo dadka aan caawinay, iyagoo noo sheegaya sheekooyinkooda shakhsiyeed oo ku saabsan sida ay ku barteen ICRC, taariikhdeena iyo shaqadeena.

Somali

English